Shopping Cart


Return to Shop
View Cart

FAQs

E-Taajir waa suuq online ah oo kuu sahlaya inaad wax iibsato, waxna ku iibiso adigoo isticmaalaya internet-ka.
E-Taajir wuxuu kuu oggolaanayaa inaad si fudud u baartid badeecooyin kala duwan, aad doorato midda aad rabto, kadibna aad dalbato.
Haa, waxaan heynaa app si aad ugu isticmaali karto si sahlan.
Haa, waxaad si toos ah wax uga iibsan kartaa adiga oo aan cid kale la xiriirin.
Maya, waxaan qorsheyneynaa in aan ballaarino si ay dad kala duwan uga faa’iidaystaan.
Sideen wax uga iibsan karaa e-Taajir? Waxaad dooran kartaa badeecada aad rabto, kadibna dalabkaaga dhammaystiri kartaa adigoo adeegsanaya hababka lacag bixinta ee la heli karo.
Waxaad iska diiwaan gelin kartaa ganacsade ahaan kadibna waxaad bilaabi kartaa inaad alaabtaada ku iibiso suuqgeena.
Waa inaad haysataa alaab tayo leh, aad diyaar u tahay inaad macaamiisha si wanaagsan u adeegto, oo aad raacdo shuruucda e-Taajir.
Haa, e-Taajir wuxuu mar walba bixiyaan qiimo dhimisyo iyo xayaysiisyada gaarka ah.
Waqtiga keenista wuxuu ku xiran yahay goobta aad joogto iyo nooca badeecada aad dalbatay.
Sideen lacag ugu bixin karaa e-Taajir? Waxaad wax ku iibsan kartaa adigoo adeegsanaya eDahab, Zaad, ama habab kale oo lacag bixin ah.
Haa, haddii badeecada aad heshay ay tahay mid khaldan ama jabtay, waxaad codsan kartaa dib u soo celin.
Waxaad nala soo xiriiri kartaa oo codsan kartaa lacag celin haddii ay jiraan sabab sax ah.
Xogteyda ma amaan baa? Haa, e-Taajir wuxuu isticmaalaa habab casri ah oo lagu ilaaliyo xogta macaamiisha.
Maya, uma oggolin cid kale inay hesho xogtaada la’aanta oggolaanshahaaga.
Sideen ula xiriiri karaa e-Taajir? Waxaad nala soo xiriiri kartaa adigoo adeegsanaya WhatsApp, email, ama lambarka adeegga macaamiisha.
Waxaad la xiriiri kartaa kooxda taageerada macaamiisha si ay kaaga caawiyaan xallinta dhibaatooyinka.
Maxaa iga dhigaya inaan e-Taajir u doorto suuq kale? e-Taajir wuxuu bixiyaa badeecooyin la hubiyay, qiime jaban, adeeg macaamiil oo wanaagsan, iyo fursado ganacsi.
Haa, waxaan si gaar ah u taageernaa ganacsiyada yaryar si ay uga faa’iidaystaan suuqgeena.
Waxaad u baahan tahay inaad bixiso badeeco tayo leh, aad si wanaagsan u maamusho dalabyada, oo aad la socoto baahida macaamiisha.
faq